arimaha bulshada

dagaal

DEG DEG;-Ciidanka Ahlu-suna iyo Kooxo hubeysan oo ku dagaalamay Gurceel…

War degdeg ah hada soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal culus islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamada Ahlu Sunna iyo Maleeshiyaad hubeysan uu ka dhacay Degmada Guriceel

Continue Reading »

Qeybta arimaha bulshada

?????????????????????????????????????????????????????????

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Ganacsade Caan ah oo Goordhow lagu dilay Muqdisho (Magaca)

Kooxo hubeysan ayaa goordhow magaalada Muqdisho ku khaarijiyay Ganacsade Caan ah oo inta badan laga garanayo magaalada Muqdisho. Kooxdani ayaa dilka Ganacsadaha ka dhex fuliyay

Continue Reading »

arimaha bulshada Archives

Marka_Somalia_AMISOM_660
Ciidanka AMISOM Oo Dad Shacab Ah Ku Laayey Duleedka Muqdisho
- Jan 15, 2017
Inta la xaqiijiyey 5 qof oo rayid ah ayaa dhimatay tirada 10 ka badanna waa ku dhaawacaney  kadib markii gaari AMISOM ay leedahay uu dul-maray gaari caasi(MINI Bus) oo ay ...
kulan-2
Sheekh Shariif Axmed oo Heshiis Isbahaysi ah la helay Labada Musharax ee ugu Cad Cad Beesha Daarood
- Jan 14, 2017
Musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa olole xoogan ugu jira iney sameystaan isbahaysi cusub si ay natiijo wanaagsan ugu soo hooyaan doorashada Soomaaliya. Inkastoo madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Xasan Sh Maxamudu uu ku ...
kashifaad-300x300
(Akhriso );-Fadeexad Cusub oo ku Dhacday Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka (AQRI)
- Jan 14, 2017
Fadeexad cusub oo la xiriirta dhinaca Maaliyada ayaa soo wajahday Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ka dib markii la waayey lacagihii diiwaangelinta ee ay musharixiintii aan u tartamin xubinimada labada ...
Deni-Jabril-640x375
Qaar Ka Mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo looga yeeray Itoobiya (Maxay tahay Sababtu?)
- Jan 14, 2017
Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ay ku sugan yihiin halkaasi kadib markii dowladda Itoobiya u yeertay. Musharax ...
rr-3
Faahfaain Dheeraad ah oo ka Soo Baxaya NISA oo Weeraray Guri ku yaala Muqdisho oo lagu arkay..
- Jan 14, 2017
Sida Dad ku sugan Xaafada Soona key ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ay inoo sheegeen Ciidamada Nabad sugidda iyo Kuwa Booliska ayaa weeraray Guri laga shakiyay oo halkaas ku ...
NEWS-15
Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Dil qorsheysan oo goordhow ka dhacay Muqdisho
- Jan 13, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Ajabka shidaalka ayaa waxa ay sheegayaan in caawa halkaasi uu ka dhacay dil. Dilkan ayaa la sheegay in ay ...
xidig
(Akhriso);-Xildhibaan C/rashiid Xidig oo Shir isugu yeeray Musharaxiinta Beesha Daarood
- Jan 13, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in Shirkaasi Ujeedkiisa uu yahay ka hadalka Doorashada Madaxweynaha iyo Hanaanka lagu heli lahaa Isku tanaasul, waxa uuna sheegay in xiliga lagu jiro uu ...
eu-flag-620x330
DEG DEG;-Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Soomaliya
- Jan 13, 2017
Ururka Midowga yurub ayaa soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka  Soomaliya oo dhawaan lagu doortay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya. Warsaxaafadeed uu soo saaray Ururka ...

Next Page »
Deni-Jabril-640x375 Qaar Ka Mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo looga yeeray Itoobiya (Maxay tahay Sababtu?)
- Jan 14, 2017
Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka ...
rr-3 Faahfaain Dheeraad ah oo ka Soo Baxaya NISA oo Weeraray Guri ku yaala Muqdisho oo lagu arkay..
- Jan 14, 2017
Sida Dad ku sugan Xaafada Soona key ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ay ...
NEWS-15 Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Dil qorsheysan oo goordhow ka dhacay Muqdisho
- Jan 13, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Ajabka shidaalka ...
xidig (Akhriso);-Xildhibaan C/rashiid Xidig oo Shir isugu yeeray Musharaxiinta Beesha Daarood
- Jan 13, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in Shirkaasi Ujeedkiisa uu yahay ka hadalka Doorashada ...
eu-flag-620x330 DEG DEG;-Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Soomaliya
- Jan 13, 2017
Ururka Midowga yurub ayaa soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashadii Guddoonka Golaha shacabka ...