Sunday, January 21st, 2018
.

DEG DEG;-RW Xasan Kheyre oo Amar Deg Deg ah Siiyey Ciidamada AMISOM Kadib Markii La Shaaciyey in Muqdisho..

,
Published on December 25, 2017 by   ·   No Comments

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ciidamada ka socda AMISOM ee degen garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho ay ka bixi doonaan sanadka 2018.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in la gaaray waqtigii la isticmaali lahaa garoonka Muqdisho Stadium Dowlada Soomaaliyana ay qorsheyneyso sidii dayactir buuxa loogu sameyn lahaa.

“In dib loogu soo celiyo garoonka Stadium Muqdisho gacanta shacabka waa mid ka mid ah qorshaha dowlada waxayna u abuureysaa dhalinyarada fursado.”ayuu yiri ra’iisul wasaare Kheyre isagoo ka hadlayay munasabad lagu sagootinayay xulka kubbada cagta maamul goboleedka Jubbaland oo dhowaan ku guuleystey tartankii ciyaaraha dowlad goboleedyada.

Khudbad uu ka jeediyay xafladii sagootinta ayuu ku sheegay ra’iisul wasaare Kheyre in dadaalku uu yahay mid guul laga gaaro isagoo tusaale u soo qaatay xulka Jubbaland oo sanadkii hore loogaga badiyay ciyaarta finalka balse marka ay isa soo dhiseeen oo ay dadaaleen ay sanadkan koobkii ku guuleystey.

Guddoomiyaha xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed C/qani Siciid Carab ayaa soo dhoweeyay warka ka soo baxay ra’iisul wasaare Kheyre waxana uu sheegay in ciyaaraha Soomaaliya ay hormari doonaan haddii dib loo dayactiro oo lagu ciyaaro garoonka Muqdisho Stadium.

.



arimaha bulshada

xogtasha

DEG DEG:Ciidamadii ugu badnaa Puntland oo gudaha u galay Laascaanood iyo Xaalad Dagaal+Maxaadan ogayn oo ka socda…?

January 20, 2018
26996085_1524911347593270_477450641_n

DEDG EDG: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho+Sababta shilka iyo sawiro…

January 20, 2018
pUNTLAND-300x168

WAR DAG DAG AH: Xaalada Tukaraq oo sii xumaatay iyo dowlada somalia oo…(Xaasaasi)

January 19, 2018
muuse1-735x400-300x215

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
CALI-LAAS-150x150

MUUQAAL: Prof Cali Khaliif Galaydh oo Mudo-dheer kadib Laascaanod gudaha Ugalay iyo Soo dhowayn loo sameeyay MUUQAAL…

January 18, 2018
puntland-ciidamo1-300x215

DEG DEG: Wararkii u danbeeyay ee colaada Puntland iyo Somaliland ee deegaanka Tukaraq+Dhagayso meesha uu xaal marayo…

January 18, 2018
SLAND

DEG DEG: DAAWO wararkii u danbeeyay ee Jiidaha dagaalka & Shacabkii Magaalada Tukaraq oo ku dhawaaqay in ay…..

January 17, 2018
ciidamada-somaliland

DEG DEG: Dagaal culus oo ka dhacay Takaraq+dhimasho…

January 16, 2018
DHIIDHAA-150x150

DEG DEG Madaxda khaatumo oo Dagaal ka dhana Somaliland Ku baaqay MUUQAAL…

January 16, 2018
ciidamada-somaliland65-300x215

DAG DAG: Madaafiic oo la isku garaacayo jiidaha hore ee Gobolka Sool iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Puntland iyo Somaliland….

January 15, 2018
gorod-150x150

MUUQAAL Taliyaha Ciidanka Xooga dalka “Waa Geesi wax badan inoo Qabtay (Akhriso+VIDEO)

January 15, 2018
FARM-IYO-AMUUR-YAAB-LEH-150x150

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Galmudug ku Arkay Arin uu la yaabay, Kana hadlay iyo Khudbad uu jeediyey

January 15, 2018
KUQALI-150x150

Deg Deg VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Magaalada Gaalkacyo RUXAY DAAWO DAMAASHAADKA

January 13, 2018
wasiiir

DEG DEG +Daawo Muuqaalka: Warkii ugu cuslaa oo Garoowe kasoo dhacay iyo Xaalad dagaal oo hada Baarlamaanka Puntland ku dhawaaqay….

January 13, 2018
MJ

(Daawo Muuqaal) Arin Lama Filaan oo uu Sheegay Sargaalkii ka soo Baxsaday Shabaab ee kusoo Biiray Dowlada..

January 13, 2018
DUULAANKA-150x150

DEG DEG VIDEO;- Ciidamadii Ugu Badna ee Somaliland oo ku Wajahan Xarunta Puntland MUUQAAL

January 11, 2018
gaari-qarxay

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho+Khasaare ka dhashay…

January 10, 2018
DAGAAL

DEG DEG VIDEO ;- Xaalada Magaalada Tukaraq, maanta, Muuse Biixi oo Ciidanka Booqday DAAWO

January 9, 2018
DAGAALKII-K-150x150

DEG DEG VIDEO;- Xukuumadda Somaliland Oo Hanjabaad culus u dirtay Puntland, Dagaalkii maxaa ka dhashay

January 8, 2018
Maleeyshiyo-Dagaal-100x75

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalka Somaliland & Puntland(Xogo lama filaan ah oo soo baxay)

January 8, 2018