Sunday, December 17th, 2017
.

(DEG DEG+Dhageyso);-Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo Shaaciyey Mooshin Ka Dhan ah Dowlada..

,
Published on September 25, 2017 by   ·   No Comments

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa waxa ay wadaan Mooshin ka dhan ah Dowladda Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay inay faragelin cad ku hayso arrimaha Siyaasada Somaliya.

Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa sheegay inuu socdo qorshahaasi ku aadan diyaarinta Mooshinka oo ay wadaan Xildhibaanada qaar si wax looga qabto faragelinta Imaaraadka ay ku hayso arrimaha Somaliya.

“Mooshin laga wado Imaaraadka waan maqlaayay, oo la leeyahay xadgudub ayeey sameysay oo Dowladda Somaliya ayeey ku xadgudubtay, waana arin fiican Dowlad kasta oo arrimaha Somaliya soo faragelisa in lala xisaabtamo.” Ayuu yiri Xildhibaanka.

C/laahi Sheekh Ismaaciil, ayaa sheegay inuu aad uga war haayo dhaqdhaqaaqa la xiriira Mooshinkaan laga diyaarinaayo Dowladda Imaaraadka Carabta oo ay abaabulkeeda wadaan Xildhibaanada.

Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeya inay faragelin toos ah ku hayso arrimaha la xiriira Saaxadda Siyaasadda Somaliya, kadib go’aankii dhexdhexaadnimada Dowladda Somaliya ay ka qaadatay Khilaafka dalalka Khaliijka ka taagan.

Qaar ka tirsan madaxda Maamul Goboleedyada dalka ayaa dhawaan safar ku tagay Magaalada Abu Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta, iyaga oo la soo kulmay madax ka tirsan Imaaraadka, si ay taageero ugu fidiyaan go’aankii Xulufada Sacuudiga ay ku xanibeen Dowladda Qatar.

Dowladda Somaliya ayaa hadda la kulmaysa culeesaad kala duwan oo kaga imaanaayo dhanka Maamul Goboleedyada dalka ka jira, kuwaasi oo taageero kala duwan u fidiyay go’aankii Dowladda Sacuudiga ee Qatar lagu xanibay, inkastoo Dowladda Somaliya ay sheegtay inay dhex dhexaad ka tahay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Imaaraadka Carabta iyo qaar ka mid ah dalalka Khaliijka ayaa dhaqaalo ku bixinaya sidii culeesaad siyaasadeed loo saari lahaa Dowladda Madaxweyne Farmaajo, iyaga oo bixiyay qarash badan, adeegsanayana siyaasiyiin kala duwan.

Allpuntland24

 

.



arimaha bulshada

dabcasar-11-150x150

DAAWO MUUQAALKII UGU QOSOLKA BADNAA: Maxaa kala qabsaday Dabcasar iyo Prof. Cali Khalif Galaydh…?

December 16, 2017
KHAYRE

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
musue-daawo-C-150x150

Fadeexad+ Muuqaal;- Muuse Biixi oo jawaab Xun ku Garaacay Cali KHaliif,DHuunta u Galay Puntland DAAWO

December 14, 2017
farmaajo-Shan-habargidir-ah

TOP DHAGAYSO: Xildhbaanada Mucaaradka ku ah MD Farmaajo iyo RW Khayre oo banaanka iskeenay iyo Qorshe Halis ay la damacsan yihiin…

December 13, 2017
DAAWO-MUUQ-4b-150x150

DAAWO: Kaftanka Siyaasadda oo Qosol badan, dhacdo xanuun badan Puntland, la yaabka Xidigaha geeska Hargeisa iyo Guud ahaanba Soomaaliya (MUUQAAL)

December 12, 2017
QUDUS-150x150

DAAWO: Madaxwayne Farmaajo Shirka Turkiga iyo Go’aanka Qudus ee Somaliya (Muuqaal+Warbixin)

December 12, 2017
siraaj

Daawo Muuqaal: Askarigii dilay Wasiir Siraaji iyo Arin Cuusb oo Maanta Ka Soo Baxdey Kiiskii Lagu Dilay Cabaas Siraaji…

December 11, 2017
wariyeyaal

DAAWO: Wariyeyaal Xabsiga la dhigay iyo Madax si kulul uga hadlay…

December 11, 2017
2-b-150x150

Daawo Video;- Madaxwayne Farmaajo oo siwayn loogu soo dhoweeyay Dalka Masar

December 8, 2017
qarax

DEG DEG: Sargaal kudhaawacmay qarax kadhacay agagaarka madaxtooyada Puntland ee magaalada+Faah faahin

December 6, 2017
QARAX-150x150

DAAWO: Sida loo xukumayo cidii lagu helo in ay qarax gaysato dalka Somalia…

December 5, 2017
daawo-dgl-150x150

DEG DEG Dagaalkii Galabta oo Dad Badan ku dhinteen iyo Muuqaalka Daawo

December 2, 2017
Al-shabaab-620x330-100x75

DAG DAG: Al-shabaab Oo Dagaal Xooggan Kula Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

November 29, 2017
howl-gal-150x150

DEG DEG VIDEO;- Ciidanka Dawlaad Soomaaliya Raggii ay Qabteen iyo Faah faahinta (Muuqaal)

November 28, 2017
qodob

DAG DAG: Maydad Wadada dhexyaala iyo Ciidamada Xasilinta oo Toogasho ka gaystay Magaalada Muqdisho+Sawiro

November 26, 2017
SALDHIG

DAAWO: Ciidamada Puntland oo saldhig wayn ka samaystay duleedka Magaalada ceeri gaabo….

November 25, 2017
somaliland

DAAWO: xagay somaliland katimid+ xagay higsanaysaa waa barmaamuj gaar ah 1991—2017

November 24, 2017
PUNTLAND200X200

DAG DAG DAAWO MUQAALKA: Ciidamada Puntland Iyo galmudug Dagaal Galkacayo Qasaaraha….

November 23, 2017
FARMAAJO

DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo taageeray Farmaajo sheegayna in Qabyaaladi la hadhay Somalia…

November 22, 2017
DOOARASHADA-150x150

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017