Sunday, January 21st, 2018
.

(Dhageyso);-Kooxo Hubeysan oo Dil Naxdin leh Ka Geystay Hotel ku Yaal Gaalkacyo iyo Howgal Xoogan..

,
Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

Wararka saakay naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka magaaladaasi ka wadaan howlgal lagu baadi goobayo kooxo hubeysan oo xalay Wiil dhalinyaro ah ku dilay Gaalkacyo.

Kooxo hubaysan ayaa waxay weerar ku qaadeen mid ka mid ah Hotelada ku yaala Xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo  oo lagu Magacaabo hotel Kulmiye oo uu fadhiyey wiilkan xiligii weerarkaasi lagu qaadayey.

Wiilka dhalinayaarda ah ayaa la sheegay in uu ka mid aha dhalinyarada Ciyaaraha Gobolka Mudug waxana la sheegay in kooxdii falkasi dilka ah fulisay ay Goobta isaga baxsadeen.

Majirin wax ciidan ah oo gaaray goobta uu dilka ka dhacay iyo waliba cid sheegatay masuuliyada dilka wiilkaas dhalinyarada ah.

Qeybta uu dilka ka dhacay ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa maamula maamulka Puntland mana jirto wax ka mid ah Saraakiisha iyo Maamulka Gaalkacyo ee k hadlay dilka wiilkaas dhalinyarada ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Ciidamo hubeysan ayaa magaalada Gaar ahaan xaafada Garsoor lagu arkayaa kuwaasi oo wada baaritaan lagu doonayo in kooxaha gacanta lagu soo dhigo.

Allpuntland24

 

.



arimaha bulshada

xogtasha

DEG DEG:Ciidamadii ugu badnaa Puntland oo gudaha u galay Laascaanood iyo Xaalad Dagaal+Maxaadan ogayn oo ka socda…?

January 20, 2018
26996085_1524911347593270_477450641_n

DEDG EDG: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho+Sababta shilka iyo sawiro…

January 20, 2018
pUNTLAND-300x168

WAR DAG DAG AH: Xaalada Tukaraq oo sii xumaatay iyo dowlada somalia oo…(Xaasaasi)

January 19, 2018
muuse1-735x400-300x215

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
CALI-LAAS-150x150

MUUQAAL: Prof Cali Khaliif Galaydh oo Mudo-dheer kadib Laascaanod gudaha Ugalay iyo Soo dhowayn loo sameeyay MUUQAAL…

January 18, 2018
puntland-ciidamo1-300x215

DEG DEG: Wararkii u danbeeyay ee colaada Puntland iyo Somaliland ee deegaanka Tukaraq+Dhagayso meesha uu xaal marayo…

January 18, 2018
SLAND

DEG DEG: DAAWO wararkii u danbeeyay ee Jiidaha dagaalka & Shacabkii Magaalada Tukaraq oo ku dhawaaqay in ay…..

January 17, 2018
ciidamada-somaliland

DEG DEG: Dagaal culus oo ka dhacay Takaraq+dhimasho…

January 16, 2018
DHIIDHAA-150x150

DEG DEG Madaxda khaatumo oo Dagaal ka dhana Somaliland Ku baaqay MUUQAAL…

January 16, 2018
ciidamada-somaliland65-300x215

DAG DAG: Madaafiic oo la isku garaacayo jiidaha hore ee Gobolka Sool iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Puntland iyo Somaliland….

January 15, 2018
gorod-150x150

MUUQAAL Taliyaha Ciidanka Xooga dalka “Waa Geesi wax badan inoo Qabtay (Akhriso+VIDEO)

January 15, 2018
FARM-IYO-AMUUR-YAAB-LEH-150x150

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Galmudug ku Arkay Arin uu la yaabay, Kana hadlay iyo Khudbad uu jeediyey

January 15, 2018
KUQALI-150x150

Deg Deg VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Magaalada Gaalkacyo RUXAY DAAWO DAMAASHAADKA

January 13, 2018
wasiiir

DEG DEG +Daawo Muuqaalka: Warkii ugu cuslaa oo Garoowe kasoo dhacay iyo Xaalad dagaal oo hada Baarlamaanka Puntland ku dhawaaqay….

January 13, 2018
MJ

(Daawo Muuqaal) Arin Lama Filaan oo uu Sheegay Sargaalkii ka soo Baxsaday Shabaab ee kusoo Biiray Dowlada..

January 13, 2018
DUULAANKA-150x150

DEG DEG VIDEO;- Ciidamadii Ugu Badna ee Somaliland oo ku Wajahan Xarunta Puntland MUUQAAL

January 11, 2018
gaari-qarxay

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho+Khasaare ka dhashay…

January 10, 2018
DAGAAL

DEG DEG VIDEO ;- Xaalada Magaalada Tukaraq, maanta, Muuse Biixi oo Ciidanka Booqday DAAWO

January 9, 2018
DAGAALKII-K-150x150

DEG DEG VIDEO;- Xukuumadda Somaliland Oo Hanjabaad culus u dirtay Puntland, Dagaalkii maxaa ka dhashay

January 8, 2018
Maleeyshiyo-Dagaal-100x75

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalka Somaliland & Puntland(Xogo lama filaan ah oo soo baxay)

January 8, 2018