Tuesday, November 21st, 2017
.

Xogtii Ugu Dambeysay Mooshinka Ka dhanka ah RW kheyre ee loo gudbiyay Gudoonka Aqalka Sare…[Yaa hor boodaya?]

,
Published on August 21, 2017 by   ·   No Comments

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa fadhigii maanta ee Aqalka sare ka sheegay in Mooshin laga keenay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Mooshinkan oo ay gudbiyeen Xildhibaano uu hormuud u yahay Muuse Suudi Yalaxow ayaa ujeedkiisa yahay in Ra’iisul Wasaaraha wax laga weydiiyo Xiisada Hirshabeelle iyo go’aankii Xukuumadda ka qaadatay.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha xilli kasta loo yeeri karo, isla markaana diyaar u yahay inuu hor-yimaado, waxaana ka muuqatay inuu waxooga dhaliilsanaa qaabka mooshinka looga soo gudbiyay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu hortago Golaha Aqalka sare, isagoo su’aalo laga weydiin doono tallaabadii Xukuumaddiisa ugu taageertay go’aankii Baarlamaanka Hirshabeelle xilka ugu qaadeen Cali Cosoble.

Lama sheegin xilliga uu hor imaanayo Aqalka sare, waxaase uu noqonayaa mooshinkii u horeeyay ee Aqalka sare laga geeyo Madaxda dowladda Federaalka.

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa maalintii Sabtida u yeeray Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo safar xaqiiq raadin ah ku tagay magaalada Jowhar, markii ay soo if baxday khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Maamulka Hirshabeelle.

Aqalka sare ayaa matala dowlad goboleedyada, waxaana sanad ka hor soo doortay Xildhibaanada dowlad goboleedyada, waxaa la sheegaa inay mar walba u taagan yahay difaacida maamul goboleedyada ay rabitaankooda ku yimaadaan.

Allpuntland24

.



arimaha bulshada

DOOARASHADA-150x150

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017
boosaaso200x200

DAG DAG: dibad bax lagaga soo horjeedo Dp World oo ka dhacay Boosaaso+Daawo Muuqaalka

November 19, 2017
shax

(DEG DEG Daawo) :-Yaa Hogaaminayay Shabaabkii lagu Qabtay Muqdisho iyo Qorshe Halis ku Muqdisho oo La Ogaaday

November 18, 2017
Waxaan Halkan idin kugu Soo gudbineynaa Sarkaal Caan ah oo ka tirsan Shabaab kaasi iyo dhowr iyo 20 ...
farmaajo-iyo-kheyre-640x376-1

XOG: Sanbaloolshe oo baahin doona saxiixyadii Kheyre Iyo Farmaajo Ee Lagu Amrayey Inuu Dhiibo Qalbi-dhagax

November 18, 2017
Kadib markii maanta baarlamaanka isku raacay in Qalbi Dhagax u dhiibay Itoobiya taliyahii hore ee NISA Mr Sanbaloolshe ...
21191961_10214189988732520_1068517093911760769_n

DEG DEG:-Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay in Sambalooshe uu Itoobiya u dhiibay Qalbi dhagax

November 18, 2017
Kaddib Kulan ay maanta Golaha shacabka Soomaaliya ku yeesheen Xaruntooda Muqdisho ayey Guddiga loo xil saaray dhiibistii Qalbi-dhagax ...
Calan-Calanka-Itoobiya

DEG DEG -:Xildhibaanada Golaha Shacabka oo isku raacay in Sharci darro tahay dhiibistii Qalbi dhagax.

November 18, 2017
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo xiligaan ka socda Xarunta Golaha Shacabka ayaa warbixin ka dhageestay guddigii loo ...
umal-iyo-maryam-daawo-150x150

(Daawo):- Sheekh Umul “Maryan Qaasim haday isku Casishay inyar oo Masaakiin La siinayo Waxay ahayd in la caydhiyo Mase Filayo ..

November 18, 2017
Sheekh Umul oo kamid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka dhawaajiyey inay aheyd in xilka laga qaado haddii ay ...
AMISOM police travel to General Kaahiye Police Academy in Mogadishu to hand out supplies to Somali police. Beginning tomorrow, the AMISOM police force plans to hold several training sessions in order to teach skills on criminal investigation to the Somali police. AU-UN IST PHOTO / TOBIN JONES

(Dhageyso):-AMISOM Oo Si Aan Wanaagsaneyn Ula Hadashay Xukuumada Soomaaliya Kadib Fariin Culus Oo Loo Diray

November 17, 2017
Taliska ciidanka AMISOM Ee kusugan Muqdisho ayaa Waxay si jees jees ku jira uga jawaab celiyeen Hadal kasooyeeray ...
garaadka200x200

DEG DEG: Isaaqoow Dalkan Harti ayaa idinla leh inuu Dumana ma Ogolin(Xaasaasi Daawo muuqaalka)…..

November 17, 2017
Dadkii rabshadahaas ku dhintay ilaahay uga baryey in uu u naxariisto kuwii ku dhaawacmayna allaah in Caafiyo wuxuuna ...
Somaliland-flag-22

Gudiga Doorashada Soomaaliland Oo War Culus Soo Saaray & Cadaankii Kor Joogtada Oo…

November 17, 2017
Waxaa weli soconaya tirinta codadka doorashadii Soomaaliland,iyadoo laga filayo guddiga in dhawaan uu soo saaro natiijadii rasmiga ahayd ...
madaxda-df-maamulada-1

(War Xasaasi ah): Madaxda Maamul Gobolleedyada & Farmaajo Oo Isku Arkaya Dubai Dalka Imaaraat-ka

November 17, 2017
Sida lagu ogaaday Xog ahaan waxaa jirta in Madaxda Dawlad gobolleedyadu ay tegi doonaan Magaalada Dubai oo lagu ...
Laba

Boqorka Sacuudiga Oo Tallaabo La Fileyn Ku Dhaqaaqaya Dhawaan & Dadka Oo Hadal Haya

November 17, 2017
Jariiradda Daily Mail ayaa daabacday in Boqorka Dalka Sacudiga, Boqor Salmaan Bin C/casiis Al-Sa’ud uu xilka ku wareejinayo ...
burco-150x150

(WAR DEG DEG +Daawo) Dagaal Xoogan oo Ka Qarxay Gudaha Magaalada Burco, Doorashadii oo Rabshado DHalisay (Warbixin)

November 16, 2017
Mgaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa Goordhaweyd waxaa ka Qarxay dagaal U dhexeeya Maleeshiyaadka Maamulka Somaliland iyo ...
98681890_somalilanda

DEG DEG: Gudiga Doorashada Somaliland oo Soo saaray Natiijo hordhac ah+ Akhriso meesha wax marayaan..

November 16, 2017
Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa wuxuu Xisbiyada iyo Taageerayaashoodaba uga digay inay faafiyaan Natiijooyin been abuur ah oo ...
23316417_1975917906012931_6452675699520109917_n

DEG DEG;-Ninkii Gabadha ku Kufsadey Boosaaso oo Kismaayo Lagu Soo Bandhigay iyo Arin Yaab Badn oo Uu Ka Hadlay..

November 10, 2017
Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa maanta soo bandhigey askarigii gabadha Soomaaliyeed falka foosha xun ugu geystey magaalada Boosaaso una ...
SH

(DEG DEG+Daawo);-Ciidanka Somaliland oo Caawa Soo Bandhigay Qaabka ay u Qabteen Rag Ka Tirsanaa Kooxda..

November 10, 2017
Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay Xabsiga dhigeen ilaa 7 ...
mareykanka-duqeyn-620x330

DEG DEG;-Diyaaradaha Mareykanka oo Caawa Duqeeyey Saldhigyo u Dambeeyey Ee Kooxda Shabaab iyo Magaalada ..

November 10, 2017
Militariga Mareykanka ayaa sheegay in tiro ka mid ah maleeshiyada ururka al-Shabaab ee Soomaaliya ay ku dileen duqeyn ...
2016326635945787126995742Demonstration_1

Wararkii Ugu Dambeeyey Banaanbaxyo Xoogan oo Ka Socda Gobolka Sanaag iyo Dad Careysan oo Gudaha u Galay..

November 10, 2017
Wararka ka imaanaya Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Saacadaha soo socda ay Banaan-baxyo balaaran ka bilaabanayaan Deegaanada Gobalkaasi ...
gaas-garoowe

DEG DEG;-Madaxweyne Gaas oo Garoowe Kaga Dhawaaqey Go,aan Adag iyo Amar uu Siiyey Ciidanka..

November 10, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku amray laamaha Amniga ee gudaha Puntland in ay ...
ciidan150x150

Xiisad Ka taagan inta u dhexaysa Garoowe iyo Laascaanood iyo S/land iyo Puntland oo…

November 10, 2017