Sunday, January 21st, 2018
.

(Xog Xasaasi ah);-Maxaadan Ogeyn oo Ku Rarnaa Markabkii Ku Gubtey Xeebta Caluula Ee Puntland…

,
Published on June 30, 2017 by   ·   No Comments

MUQDISHO;-Markab weyn oo nooca xamuulka qaada ah ayaa todobaadka maanta dhamaanaya ku qarxay deegaano kamid ah xeebaha Puntland, gaar ahaana gobalka Gardafuu meel aan ka fogeyn magaalada Caluula ee gobalkaas.

Markii ugu horeysay dadka deegaanka ayaa sheegay in waxa dhacay uu ahaa qarax weyn oo  ka dhashay markab kuwa dagaalka ah oo kusugnaa goobtaas, laakiin dadaalo badan oo la sameeyey ugu dambeyntii Badweyn.com ayaa xaqiiqada soo ogaatay.

Warsidaha Badweyn.com ayaa ogaaday in Markabkan uu waday shidaal, uuna dab ku qabsaday gudaha Badweynta, oo uu gurmaday dalbaday, laakiin uu waayay cid usoo gurmata.

Wadaha Markabka ayaa go’aansaday in markabkan uu keeno xeebaha si uu u yareeyo dhibaatada uu badda gunteeda ku geysan karro & Shaqaalaha saaranba.

Ma jiraan xog ka soo baxday oo ka hadli karta dalka laga lahaa Markabkan & Khasaaraha nafeed ee uu geystay burburkiisu, laakiin guud ahaan markabkan ayaa dagay oo dhulka galay.

Maamulka Puntland ayaa hadda guddi u saartay sidii daraasad loogu sameyn lahaa halka uu ku dagay iyo Shidaalka ama saliidda uu sidda ay deegaanka saameyn ugu yeelan karto.

Shaki ma saarna in ay ka dhalan doonaan khasaare kala duwan oo ay ugu horeyso deegaankas, laakiin dadaalo dheeraad ah ayaa lagu jiraa oo ah in meesha uu ku daga la qiimeyo, ka dibna loo sameeyo sidda ugu macquulsan ee looga leexan karro goobahaas.

Allpuntland24

.



arimaha bulshada

xogtasha

DEG DEG:Ciidamadii ugu badnaa Puntland oo gudaha u galay Laascaanood iyo Xaalad Dagaal+Maxaadan ogayn oo ka socda…?

January 20, 2018
26996085_1524911347593270_477450641_n

DEDG EDG: Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cade ee Muqdisho+Sababta shilka iyo sawiro…

January 20, 2018
pUNTLAND-300x168

WAR DAG DAG AH: Xaalada Tukaraq oo sii xumaatay iyo dowlada somalia oo…(Xaasaasi)

January 19, 2018
muuse1-735x400-300x215

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
CALI-LAAS-150x150

MUUQAAL: Prof Cali Khaliif Galaydh oo Mudo-dheer kadib Laascaanod gudaha Ugalay iyo Soo dhowayn loo sameeyay MUUQAAL…

January 18, 2018
puntland-ciidamo1-300x215

DEG DEG: Wararkii u danbeeyay ee colaada Puntland iyo Somaliland ee deegaanka Tukaraq+Dhagayso meesha uu xaal marayo…

January 18, 2018
SLAND

DEG DEG: DAAWO wararkii u danbeeyay ee Jiidaha dagaalka & Shacabkii Magaalada Tukaraq oo ku dhawaaqay in ay…..

January 17, 2018
ciidamada-somaliland

DEG DEG: Dagaal culus oo ka dhacay Takaraq+dhimasho…

January 16, 2018
DHIIDHAA-150x150

DEG DEG Madaxda khaatumo oo Dagaal ka dhana Somaliland Ku baaqay MUUQAAL…

January 16, 2018
ciidamada-somaliland65-300x215

DAG DAG: Madaafiic oo la isku garaacayo jiidaha hore ee Gobolka Sool iyo Wararkii ugu dambeeyay ee Puntland iyo Somaliland….

January 15, 2018
gorod-150x150

MUUQAAL Taliyaha Ciidanka Xooga dalka “Waa Geesi wax badan inoo Qabtay (Akhriso+VIDEO)

January 15, 2018
FARM-IYO-AMUUR-YAAB-LEH-150x150

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Galmudug ku Arkay Arin uu la yaabay, Kana hadlay iyo Khudbad uu jeediyey

January 15, 2018
KUQALI-150x150

Deg Deg VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Magaalada Gaalkacyo RUXAY DAAWO DAMAASHAADKA

January 13, 2018
wasiiir

DEG DEG +Daawo Muuqaalka: Warkii ugu cuslaa oo Garoowe kasoo dhacay iyo Xaalad dagaal oo hada Baarlamaanka Puntland ku dhawaaqay….

January 13, 2018
MJ

(Daawo Muuqaal) Arin Lama Filaan oo uu Sheegay Sargaalkii ka soo Baxsaday Shabaab ee kusoo Biiray Dowlada..

January 13, 2018
DUULAANKA-150x150

DEG DEG VIDEO;- Ciidamadii Ugu Badna ee Somaliland oo ku Wajahan Xarunta Puntland MUUQAAL

January 11, 2018
gaari-qarxay

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho+Khasaare ka dhashay…

January 10, 2018
DAGAAL

DEG DEG VIDEO ;- Xaalada Magaalada Tukaraq, maanta, Muuse Biixi oo Ciidanka Booqday DAAWO

January 9, 2018
DAGAALKII-K-150x150

DEG DEG VIDEO;- Xukuumadda Somaliland Oo Hanjabaad culus u dirtay Puntland, Dagaalkii maxaa ka dhashay

January 8, 2018
Maleeyshiyo-Dagaal-100x75

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalka Somaliland & Puntland(Xogo lama filaan ah oo soo baxay)

January 8, 2018