Monday, September 25th, 2017
.
loading...

(Xog Cusub);-Waa Maxay Sababta loo adkeeyay amaanka Villa Soomaaliya, Maxaase ka jira in Weerar lagu yahay?

,
Published on March 29, 2017 by   ·   No Comments

Amaanka xaru nta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si aad ah loo adkeeyay , waxaana lagu soo kordhiyay ciidamo kale oo dheeraad ah oo xaqiijinaya amniga xarunta Villa Somalia, , waxaana ciidamada ugu badan la dhoobay Albaabada Xarunta.

Ciidamada Dheeraadka ah ayaa intooda badan look ala qeybiyay Albaabka hire ee Madaxtooyada Soomaaiya iyo Albaabka dambe ee Xarunta ee kasoo baxa dhanka Isgoyska Forolnsa , waxaana Ciidamadu ay muujinayaan Feejignaan dheeraad ah .

Waxaa jirta Cabsi ku aadan weeraro la sheegay in ururka al-shabaab ay ku qaadaan xarunta madaxtooyada Somaaliya oo maalmahaan noqotay mid saxmad ama ciriiri ah, isla markaana ay si aad ah ugu soo bateen Siyaasiyiinta xil doonka ah iyo wasiirada Xukuumada Soomaaliya .

Wararka qaar ayaa sheegaya in tan iyo Markii Madaxweynaha Soomaaliya uu xilka Ra’isul wasaaraha Soomaaliya uu u magacaabay Xasan Cali Kheyre inay soo badanayeen mashquulka iyo cariiriga Madaxtooyada Soomaaliya .

Ciidmada ayaa la sheegaya in qaarkood ay Bara koontarool ooh or leh ay ka smaeeyeen gudaha Madaxtooyada gaar ahaan wadad soo gasha waxaana arintan loo sababaynayaa inay jiri karaan gaadiid kusoo dhex dhuumaleysan kara kuwa madaxtooyada ka shaqeeya .

Al-shabaab ayaa hore Weerar uga fuliyaya Xarunta madaxtooyada Soomaaliya xilligii dowladii Xasan Sheekh Maxamuud inkastoo uu ka bad baaday , waxaana jira warar hoose oo tilmaamayaa in ay mar kale qorsheynayaan inay weeraraan xarunta.

 

.
loading...

Readers Comments (0)



arimaha bulshada

Som

(DEG DEG+Muuqaal):-Somaliland oo Caawa Shaacisay in ay Madaxweyne Xaaf u Diideen in Ka Dhoofo Garoonka Hargeysa..

September 25, 2017
Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle (Xaaf) ayaa maalintii Shalay ku eedeeyay Dawladda Soomaaliya inay ku Xanibtay Garoonka Diyaaradaha ...
2-2-750x430

(Dhageyso);-Puntland iyo Galmudug oo Go,aan Culus Ka Soo Saarey Dagaalka Ka Bilowdey Bariga

September 25, 2017
Guddiyada Nabadgelyada Gobolka Mudug ee ka soo kala jeeda Puntland & Galmudug ayaa yeeshay kulan deg deg ah ...
CADAADO-660x430

(Dhageyso);-Xiisad Siyaasadeed oo Ka Taagan Dagmada Cadaado iyo Go,aankii Lagu taageeray..

September 25, 2017
Waxaa cirka isku sii shareereysa xiisada Siyaasadeed ee u dhaxeya hoggaanka sare ee madaxda maamulka Galmudug kadib Go’aankii ...
Xaafwareysi

DEG DEG;-Madaxweyne Xaaf oo Xilka Ka Qaadey Taliyihii Nabad Sugid Galmudug iyo Taliyihii oo Diiday..

September 25, 2017
Maamulka ka hor Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku maqnaa dalka isutaga Imaaraadka Carabta ...
?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

(WAR HADA AH);-Madaxweyne Farmaajo oo Go,aan ka Gaarey Kiiska Qalbi Dhagax iyo Arin aan Lafilayn oo uu Ku..

September 25, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la ogaaday inuu u gudbiyay Natiijada ay soo saari lahaayeen ...
ciidan-1

DEG DEG;-Warar Dheeraad ah Dagaal Culus oo Ka Dhacay Buuraleyda Galgala Ee Gobolka Bari iyo Ciidanka Puntland

September 25, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar shalay galinkii dambe 24 September 2017, ka dhacay buuraleyda gobalka ...
Xaaf

(Dhageyso);-Madaxweyne Xaaf oo Si Kulul Uga Hadlay Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Gobolka Mudug..

September 25, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalkii todobaadkaan ka dhacay bariga Gobolka ...
IMG_4209

(Dhageyso);-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amar deg Deg ah Ku Bixiyey In La So Xiro Ninkii Geystay..

September 25, 2017
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa amar ku bixiyay in la soo qabto askari ...
gob-odayal6

(Daawo Muuqaal);-Odayaasha Galmudug iyo Maamulkooda oo Ku Dhawaaqey Arin Culus iyo Xiisad Colaad oo Ka Taagan Bariga..

September 25, 2017
Kadib markii Dhawaan Bariga gobalka mdug ay ka soo Cusboonadeen Dagalo ayaa Kulan xasasai ah Waxa Gaalkacyo ku ...
Zakariye-M.-Xaaji-Cabdi-823x450

(DEG DEG;-Dhageyso);-Xildhibaan Zakariye oo Shaaciyey Arin Fashil ah iyo Ajanib Dalkii La Wareegay..

September 25, 2017
Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shegay in dalka Soomaaliya uu hatan ...
21761577_280186645803740_6907985954291813902_n-768x576

(Dhageyso Wareysi);-Maxaa ku Dhaqaaqeen Gudigii Loo Xil Saaray Arintii Xiisada Dhalisay Ee Qalbi Dhagax..

September 25, 2017
Guddigii ka koobnaa 15-ka Xubnood islamarkaana loo xilsaaray in ay ka soo talo bixiyaan Go’aankii Xukumadda Soomaaliya ay ...
d-49

(DEG DEG+Dhageyso);-Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo Shaaciyey Mooshin Ka Dhan ah Dowlada..

September 25, 2017
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa waxa ay wadaan Mooshin ka dhan ah Dowladda Imaaraadka Carabta oo lagu ...
ciidan1

DEG DEG;-Ciidamo Badan oo Galabta Buux Dhaafiyey Gaalkacyo iyo Sababta Ka Dambeysa in Saraakiisha..

September 24, 2017
Wararka naga soo gaaray magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa sheegaya in magaalada gaalkacyo ay galabta buux ...
vlcsnap-2016-02-26-14h42m44s90

(Dhageyso);- Suldaan Cabdi kariim Suldaan Maxamed Maxamuud Dagal oo ka Hadlay Dagaalka Bariga Gobalka Mudug Dib uga Bilowday

September 24, 2017
Iyaado Shalay  Galinkii Hore Uu Dagaal Xoogan ka Dhacay Bariga Gobolka Mudug Kaas oo u Dhaxeya Ciidamada Maamulada ...
1-18

DEG DEG;-Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado ku Noqdey iyo Xiisad Adag oo Jirta Cadaado..

September 24, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa gaaray magaalada Cadaado, ka dib safar uu kaga soo kicitimay magaalada ...
Nabadoon-Cali-Diiriye-Aloore-2

(Dhageyso):Nabadoon Cali Diiriye “Dagaaladii hore aya la isku Bartay Reer Puntland Odayashina Yaysan Hoog idin ka Tuurin ..

September 24, 2017
Nabadoon Cali Diiriye Aloore Ayaa Ka Hadlaya Hadalka Nabadoon Xaarin ee Hurinta Xiisada Mudug Waxana uu Sheegay in ...
2016928636106537216710944Duqeyn_Diyaaradeed_Mudug (7)

DEG DEG;- Galmudug”Waxaan Puntland ka difaaceyna Shacabka ay ku dileyso Bariga Gobolka Mudug.

September 24, 2017
Taliyaha Gobalka Mudug ee Maamulka Galmudug Hasan Faarax Kaarshe ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland ay weeraro ...
cadaado-121

(Dhageyso): Maamulka Galmudug oo War deg deg ah ka soo Saaray Xiisada ka taagan Cadaado

September 24, 2017
Golaha Wasiiradda maamulka Galmudug ayaa Maanta kulan deg deg ah ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ...
Gaalkacyo-Ciidan

WARAR Deg Deg ah oo Gaalkacyo naga soo Gaaray iyo Ciidamada Galmudug iyo Puntland oo lasoo sheegay iney…

September 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya iney weli halkaas ka jiraan xiisado ...
6Z0A2489

(Warbixin): Wasiirka Arrimaha dibeda Imaaraadka oo 3 Qodob hordhigay R/W Kheyre & Go’aanka Khilaafka Khaliijka oo…

September 24, 2017
Ra’isal wasaaaraha xukuumadda Somalia Xassan Cali Kheyre ayaa kulan khaasa magaalada New York kula qaatay Wasiirka arrimaha dibeda ...
loading...