Saturday, October 21st, 2017
.

(Daawo Muuqaal);-Fadeexada iyo Ceebta Caawa Ka Raacdey Donald Trump Ka Dib Markuu Maga Caabey Masuul…

,
Published on February 17, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ayaa Arin aanu Filaynin kala kulmay mas’uul uu dhawaan u magacaabay kaaliyihiisa dhanka Ammaanka Qaranka.

Mas’uulkan oo lagu magacaabo Robert Harward oo taliye sare ka ahaanjiray ciidamada militeriga ee dalka Maraykanka ayaa iska diiday shaqada loo magacaabay.

Wararka soo baxaya ayaa sheegay in Harward uu ka hor yimid inuu shaqadan qabto, iyadoona Sarkaal Aqalka Cad u hadlay uu sheegay in Harward uu u cudurdaartay arrimo qoys iyo kuwo maaliyadeed, laakiin warbaahinta dalka Maraykanka ayaa sheegaysa in Haward uusan rabin la shaqeynta teemka madaxweyne Trump.

Halkan ka Daawo Muuqaalka;-

Warbaahinta Alljubbalandnews.com
Xafiiska Magaalada Kismaayo
La Soo Xariir Alljubblandnews.com

 

.



arimaha bulshada

hawiye

(DEG DEG+Muuqaal);-Odayaasha Hawiye oo Farmaajo ugu Hanjabay inuu Dhici doono dagaal ka Daran kii adeerkiis Siyad Barre Dalka looga eryay ..

October 21, 2017
Odayaasha Hawiye oo Farmaajo ugu hanjabay inuu dhici doono dagaal ka daran kii adeerkiis Siyad Barre dalka looga ...
heshiis-khaatumo-somaliland-2

(Dhageyso);-Maamulka Somaliland oo Heshiis Cusub La Galay Khaatumo iyo Qodob Hor Leh..

October 21, 2017
Maamulada Somaliland iyo Khaatuma ayaa kala saxiixday heshiis ku aadan Mideynta labada maamul sida ay sheegeen Mas’uuliyiin ka ...
shanta1

(War Cajiib ah);-Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo Banaanka Soo Dhigay Ceebta DF Kuna Tilmaamey..

October 21, 2017
War murtiyeed ayaa ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ku mideysan shanta Madaxweyne dowlad goboleed, ...
siyaadNicolaeCeauşescu-640x450

(Xasaasi);-Burburkii Dimuquraadiyadii Soomaaliya, Hanaqaadkii Xukunka Militariga iyo Dhaxalkii Dagaalka Sokeeye

October 21, 2017
Maanta oo Taariikhdu ku beegan tahay 21ka Oktoober ayaa ah xiligii xukunka dalka Soomaaliya ay la wareegeen ciidamada ...
Ciidanka3-2-640x480

DEG DEG;-Ciidankii Hawiye oo ka Baxay Difaacyadii Shabeellooyinka iyo Farmaajo oo Xamar ka Guuraa..? 

October 21, 2017
Sida ay sheegayaan wararka naga so gaaraya Gobolada Shabeellooyinka ee koonfurta soomaaliyaa ciidamado badan oo ka tirsan kuwa ...
S09A8978

(Dhageyso);-Maamulka Jubbaland oo Goordhoweyd ku Dhawaaqey Go,aan Adag oo Ku Doonayaan In Dagaal..

October 21, 2017
Ciidamada Maamul Goboledka Jubbaland, ayaa la siiyay amar buuxa oo ku aadan qaadista dagaalka ka dhan ah  Al ...
zope_dhaawac-740x416

(Dhageyso);-DF oo Goordhoweyd Shaacisay Tirada Rasmiga ah Ee Dhimasho iyo Dhaawac u Geystay Qaraxii Zoobe..

October 21, 2017
Dowladad Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey qarixii bahalnimada ...
fr

(War Cusub);-Maxay Dowlada Mareykanka Ka Tiri Warkii uu Sheegay Madaxweyne Farmaajo iyo Dagaalka..

October 21, 2017
Dowladda Maraykanka ayaa la filayaa inay Door Taageero-siin ah ka qaadato Dagaalka cusub ee uu Madaxweyne Farmaajo. Saraakiil ka ...
NI-1

(DEG DEG +Muuqaal) :Ninkii Ka Dambeeyay Qaraxii Zoobe iyo Dadkii Soo Adeegsaday Oo lasoo Ogaaday Caawa

October 20, 2017
Ciimada Sirdoonka qaranka ayaa si hoose u ogaaday ninkii ka dambeeyey Qaraxii Soobe iyo Rag siyaasiyiin caan ah ...
818

(Dhageyso);-Galmudug iyo Dowlada Soomaaliya oo Qoorta Iskula Jira Iyo Xiisada Ka Jirta Galmudug..

October 20, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa kulan ku yeeshay Qaar ka mid ah xildhibaanada Labada Aqal ee ...
sharif-1-2

DEG DEG;-Sheekh Sharif oo Afka Furtey ‘’Reer Muqdisho ayaan Cadow lay idinkaga Dhigin Garoowe & Boosaaso

October 20, 2017
Madaxweynihii hore ee dawladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed Cabdiweli ayaa si aad ah uga falceliyey Oraahyo saacadihii ...
IMG_011CA2-F64818-CC4EDC-FA257F-D250F1-8A742B

(Dhageyso);-Shaqsi Caan ah oo Shaaciyey in DF ay Ka Dambeysay Qaraxii Lagu Dhamaadey Ee Zoobe..

October 20, 2017
Wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya Cabdisamad Macallin Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in Qaraxii Zoobe ay jiraan shaqsiyaad ...
Qarax_Gaari_Sanca_1

DEG DEG;-Gaari Lag Soo Buuxiyey Walaxaha Qaraxa ayaa Goordhoweyd ka Dhacay Hotel …

October 20, 2017
War Goordhow soo gaaray Warbaahinta Allpuntland24 ayaa waxa uu sheegayaa in qarax laga maqlay meel aan ka fogeyn ...
qarax laki

(Daawo Muuqaal);-Fanaaniin Caan ah oo La Ilmeeyey Dhacdaadii Murugada Lahayeyd Zoobe iyo Shabaab..

October 20, 2017
Weer cas ayaa astaan u noqday Shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay aduunka ka joogaan waxaana dhacay banaanbaxayo  ...
22551607_880354842122955_1275275154_n

DEG DEG;-Ragii Wadey Gaarigii Qaraxa Laga Soo Buuxiyey Boosaaso oo La Qabtey iyo Goobta Lagu Qaxin..

October 20, 2017
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga gobolka Bari ayaa ciidamada amaanku ay gacanta ku dhigeen qarax xoogleh kaas oo ...
Daacish-777801

DEG DEG;-Kooxda Daacish oo Fal Argagax leh ka Geystay Gobolka Bari iyo Hanjabaad Culus..

October 20, 2017
Kooxo hubeysan oo ka tirsan kkoxda daacish ayaa  Tuulada Canjeel ee ka tirsan degmada Qandala ee Gobolka Bari ...
Al-Shabaab-4X

(War Culus+Dhageyso);-Kooxda Shabaab oo Laga Qabtey Rag Doneyey in ay Geystaan Fal Naxdin leh ..

October 20, 2017
kooxda Shabaab waxaa ay weerar culus ku soo qaadeyn magaalada Muqdisho waxaana ciidamada amaanka ay kaga hortageyn deegaanka ...
xaaf-1

(DEG DEG+Cod);-Madaxweyne Xaaf oo Shaaciyey War Lama Filaan ah iyo Wadahadal uu Lagalayo DF..

October 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id Qadka taleefonka ugu qabtay ayaa dalbaday ...
s

(DEG DEG+Muuqaal) : Muxuu Sheekh Maxamed Cabdi Umul ku Tilmaamay Qarixii Isgooyska Zoobe Iyo Kooxda Shabaab oo

October 20, 2017
Sheekha Caanka ah ee Soomaaliyeed ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo culimo kale oo badan ayaa waxay maalmihii ...
6-13

(War Xasaasi ah);-Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Xooga Soomaaliyeed oo Goordhoweyd Iskugu Yeeray Saraakiisha..

October 20, 2017
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas C/weli Jaamac Gorod ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, ...