Wednesday, June 28th, 2017
.

(War Naxdinleh);-Ciidanka Amisom oo Caawa Sio Arxandaro ah u Xasuuqey Shacab Badan oo Soomaaliyeed iyo Sababta..

,
Published on February 16, 2017 by   ·   No Comments

Ciidamada AMISOM ayaa waxa ay Qof rayid ah ku dileen Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida uu soo sheegayo wariyaha Risaale ee ku sugan Gobolkaasi.

Dadka Degaanka ayaa waxa ay sheegeen Ciidanka AMISOM ninkan ay sida bareer ah rasaas ugu fureen in uu ahaa Oday Da’ah, oo ilaa iyo hada aan la ogeyn sababta ay u dileen, bale weli baaritaano ayaa socda.

Ninkan ay dileen Ciidanka AMISOM oo magaciisa lagu sheegay Macalin Cali ayaa waxa uu ahaa mid si weyn looga garanayo Degmada Qoryoley, sidoo kalena meydkiisa uu goobta lagu dilay uu yaallay mudo saacado ah.

Wararka ayaa sheegaya in ninkan oo la socday dad kale oo socota ahaa islamarkaana hor marayay xero Ciidamada AMISOM ay ka degan yihiin Duleedka Degmada Qoryooleey ay Rasaas ku fureen taas oo uu ku geeriyooday Ninkan Da’da ahaa.

Warbaahinta Alljubbalandnews.com
Xafiiska Magaalada Kismaayo
La Soo Xariir Alljubblandnews.com

.

Readers Comments (0)



arimaha bulshada

DEG-DEG-AH

DEG DEG;-Dowlada Soomaaliya oo Guul Culus Ka Sheegatay Dagaal toos ah oo ay Lagashey Shabaab..

June 27, 2017
MUQDISHO;-Ciidamada Milateriga Soomaaliya, oo ay wehliyaan Ciidamada AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah ayaa saaka weerar ku qaaday tuulooyin ...
Midowga-yurun

(War Deg deg ah);-Midowga Yurub oo War Culus ka Soo Saarey Markabkii Lagu Qarxiyey Xeebaha Puntland..

June 27, 2017
MUQDISHO;-Howlgalka Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya ayaa war lagu daabacay bartooda Twitter-ka ay ku leeyihiin waxay sheegeen in ...
puntl

(Daawo Muuqaal);-Ciidanka Mareykanka oo Dagaal Toos ah Ku Qaadey Shabaab iyo Ciidanka Amisom..

June 27, 2017
JOWHAR;-Ciidamada Milateriga Soomaaliya, oo ay wehliyaan Ciidamada AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah ayaa saaka weerar ku qaaday tuulooyin ...
992815

DEG DEG;-Maamulka Dagmada Caluula oo War Xasaasi Caawa Ka Soo Saarey Marka Ku Qarxey Dagmadaasi..

June 27, 2017
CALUULA;-Gudoomiyaha degmada Caluula ee gobalka Gardafuu ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax weyn oo laga maqlay xeebaha gobalkaas, gaar ...
faysal-Video

(Daawo Muuqaal);-Feysal Cali Waraabe oo Ka Hadley Heshiiskii Khaatumo iyo Itoobiyana Si Toos ah u Caayey..

June 27, 2017
HARGEYSA;-Faysal Cali Waraabe  oo Khudbad ka jeediyey magaalada Boorame  ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa sheegay in Heshiiskii ay ...
two boats burning richard brooks_16x9

Wararkii Ugu Dambeeyey Markab Ku Gubanayey Xeebaha Puntland iyo Dadka Deegaanka oo Maqley..

June 27, 2017
CALUULA;-Dadka ku dhaqan deegaanyo Murcanyo oo qiyaastii 44 km u jirta degamada Caluula ee xeebaha Puntland ayaa ku ...
GODANE

(Daawo Muuqaal);-Amiirkii La Dilay Ee Kooxda Shabaab Axmed Godane oo La Soo Bandhigay Isagoo Dagaal Ku Jira…

June 27, 2017
MUQDISHO;-Al-Shabaab ayaa markii u horeysay soo bandhigay muuqaal uu ku jiro Hoggaamiyihii hore Axmed Cabdi Godane oo loo ...
Ruushka-duqeyn-Siiriya

(Xog Culus);-Dowlada Mareykanka oo Soo Saartay Digniin Culs iyo Jawaab Adag oo Laga Bixiyey Arinkaasi..

June 27, 2017
USA;-Maraykanka ayaa sheegay inuu ogaaday diyaar garow xoog leh oo xukuumadda Suuriya ay doonayso inay ku qaaddo weerar ...
ascreen

DEG DEG;-Qarax Xoogan oo Goordhoweyd Lagu Weerarey Magaalada Goob ay Kaga Sugnaayee

June 27, 2017
CEELWAAQ;-Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa qarax miino lagula eegtay ...
Farmaajo-oo-booqda-xabsiga-dhexe-4

(Daawo Muuqaal);-Madaxweyne Farmaajo oo Amar Ku Bixiyey In Xabsiga Dhexe Laga Siidaayo Shaqsiyaad..

June 26, 2017
MUQDISHO;-Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayaa MAanta Armar ku Bixiyey Xabsiga Laga Sii Daayo Qaar kamid ah ...
Gen-Siciid-Dheere

DEG DEG;-Taliye Siciid Dheere oo Sheegay In Ciidanka Puntland iyo Daacish uu Dagaal Adag Ku Dhexmarey..

June 26, 2017
GAROOWE;-Taliyaha ciidamada maamulka Puntland Jeneral Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere), ayaa ka warnbixiyay weerar ciidanka Puntland ku qaadeen ...
nn20130321f1a

DEG DEG;-Maxkamada Mareykan oo Ku Dhawaaqey In La Joojiyey Qaxootiga Soo Galay Mareykanka

June 26, 2017
NEW YOURK;-Maxkamadda ugu sarreysa dalka Mareykanka ayaa fasaxday in la dhaqangeliyo qeyb ka mid ah amarkii xayiraada socdaalka ...
sh-cali1-610x341

(War Xasaasi ah);-Kooxda Shabaab oo Amar Adag Dul Dhigtay hirkada Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Caqabad..

June 26, 2017
MUQDISHO;-Adeegga wararka ee la isugu diro farriin qoraaleedyada ee Soomaaliya ayaa laga cabsi qabaa inuu istaago, kadib markii ...
GAASO-DAAWO

(Daawo Muuqaal);-Madaxweyne Gaas oo Ka Shifey Xariirka Dhaxeeya Shabaab iyo Somaliland iyo Arin in ..

June 26, 2017
GAROOWE;-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shalay khudbad u jeediyey dadweyne salaada ciida ku tukaday Garoowe ...
xasan_cali_kheyre

DEG DEG;-Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo Si Deg Deg Itoobiya Looga Yeeray iyo Sababta Ka Dambeysa..

June 26, 2017
MUQDISHO;-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa inuu labada bisha July uu socdaal kale ku tago ...
timthumb4

(Daawo Muuqaal);-Alshabaab oo Weerar Culus ku Qaadey Magaalada iyagoo Gudaha Goobta ay Ku Sugnaayeen..

June 26, 2017
MUQDISHO;-Maleeshiyada Ururka Al Shabaab, ayaa xalay weeraray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoona ay laba jiho ka ...
_92347049_ed2cf935-79cc-422b-8845-0b3e0294e86a

(Xog Culus);-Dowlada Mareykanka oo Canaan Culus udiray Xulifadda Sacuudiga & Imaaraadka Carabta..

June 26, 2017
MUQDISHO;-Xoghayaha arimahadda dibadda Mareyanka ayaa shaaca ka qaaday iney dalabkii dalalka Carabta ay udireen Qatar ay yihiin kuwa ...
Sheikh Muktar Robow Abuu Mansuur, a senior official of the Al-Shabaab group, walks along the frontline, north of Mogadishu, June 29, 2010. REUTERS/Omar Faruk (SOMALIA - Tags: POLITICS CIVIL UNREST)

DEG DEG;-Maxaadan Ogeyn oo Ka Soo Baxay In Liiska Argagxisada Laga Saaray Shiiq Muqtaar Robow iyo Arinta Ka ..

June 26, 2017
MUQDISHO;-Wasiir ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wararka la faafiyay ee ah in liiska argagixisada laga ...
DAAWO-MM-2

(Daawo Muuqaal);-Taliyaha NISA Muxuu Ka Tiri Howgalka Xaslinta Muqdisho iyo Qorshe Cusub oo Loo Day…

June 25, 2017
MUQDISHO;-Wasiirka Amniga Dawladda Soomaaliya, Taliyaha Ciidamada NISA iyo Taliyaha Booliska oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Warbixiyey Guulaha ...
howgal-muqdisho-1

DEG DEG;-Howgal Culus oo Boosaaso ka Socda iyo Warar Dheeraad ah oo Galabta Ka Soo Baxaya..

June 25, 2017
BOOSAASO;-Ciidamada Amniga ee magaalada Boosaaso ayaa lagaliyey heegan sare, waxaana la xiray inta badan jidadka waa weyn ee ...