Tuesday, May 23rd, 2017
.

(DEG DEG;-Sawirro);-Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Rag Caan ah u Magacaabey Xilal Muhiim ah …

,
Published on February 16, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxa Habmaamuuska Madaxweynaha.

Dr. Cali Saciid Faqi, Danjiraha Dowlada Federalka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub iyo Wadamada Benelux, ayaa loo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya (Chief of Staff).

SAWIRKA Cali Fiqi

Sidoo kale Siyaad Maxamuud Shire ayaa loo magacaabay Agaasimaha Hab maamuuska Madaxtooyada ama Madaxa Protocol-ka Madaxweynaha.

Siyaad oo in muddo ah u soo shaqeeyay dowladdu wuxuu saaka ka hor ahaa Qunsulka Guud ee Jiddah, ka horna Qunsulka Nairobi, 2012 wuxuu muddo kooban ahaa Xildhibaan, ka horna wuxuu la shaqeeyay Ra’iisal Wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Waa xilalkii ugu horeeyay oo uu Magacaabo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta la wareegay xafiiska Madaxtooyada.

Warbaahinta Alljubbalandnews.com
Xafiiska Magaalada Kismaayo
La Soo Xariir Alljubblandnews.com

.

Readers Comments (0)



arimaha bulshada

_95978079_d57ecf35-0fd6-49c0-9041-b2e1e242577b

SAWIRRO: Wiil ay isku eg-yihiin Cayaaryahanka Lional Messi oo lagu xiray Dalka Iiraan

May 9, 2017
TEHRAN: ─ Booliis dalka Iiraan ayaa xabsiga dhigay wiil Arday ah oo aad ugu eg ciyaaryahanka caanka ah ...
C_UFR7nXYAEx2Oe-1024x768

(Daawo Sawirrada);-Qaraxii Gaariga Caawa Lagu Fuliyey oo Geystay Khasaaro Xoogan iyo Warar Sheegaya..

May 8, 2017
MUQDISHO;-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qarax loo adeegsaday Gaari waxyaabaha qarxa laga soo ...
C_TniozWAAAnX00

SAWIRRO: Muxuu Farmaajo kusoo arkay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose?

May 8, 2017
AFGOOYE: ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku tagay maanta booqasho degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ...
Nabadsugidda-gobolka-banaadir (1)

WAR XASAASI AH: Farmaajo oo xilkii ka Qaaday Taliyhii Nabadsugidda Gobolka Banaadir

May 8, 2017
MUQDISHO: ─ Taliyihii Nabad-sugidda Gobolka Banaadir, Maxamed Xasan Faarax oo loo yaqaano [Faran-far] ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo ...
image48

DEG DEG;-Qarax Gaari oo Caawa Maqribkii Galigilay Wadada Maka Almukara iyo Khasaaraha Ka Dhashay

May 8, 2017
Qarax Gaari ayaa goor dhow ka dhacay wadada Maka Al-mukarama gaar ahaan ka soo horjeedka Shaneemo Soomaali, sida ...
BE2I0795-1-640x427

(Akhriso Warbixin):-Maxaadan Ogayn oo Baydhabo ka dhacay Booqashadii Madaxwayne Farmaajo ee Maanta..

April 23, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa go’aan ku gaaray magaalada Baydhabo xilli uu boqolaal shacab ah khudbad aad ...
union jack sewn flag united kingdom woven polyester rope toggle photo

(War Xiiso leh);-Dowlada Uk oo Caawa Shaacisay Far Ka Farxiyey Umada Soomaaliya iyo Soomaaliya..

April 23, 2017
Dowlada UK ayaa sheegtay in ku dhowaad 27 malyan oo doolar ku maalgelin doonto arimaha amniga Somalia.Warsaxaafadeed kasoo baxay ...
Farmajo-Deselegh

(Daawo Muuqaal);-Khilaaf u Dhaxeeya Farmaajo Iyo Itoobiya,Itoobiya Oo Maamulada kala Hadlaysa Qorshe Lidi Ku Ah farmaajo

April 23, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi Farmaajo Iyo  Itoobiya Ayaana Isku Ficnayn tan Iyo markii la Doortay,Ilaa heer caleema Saarkiisa ...
Gaalkacyo-701x394

(War Xasaasi ah);-: Dagaalkii Uu Ku Dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo Oo Haoada Ka Socda Goob Dhowr ah iyo Warar..

April 23, 2017
Maanta gobolka Shabellaha Hoose waxaa ka dhacay dagaallo culus oo u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo kuwa dowladda Federaalka ...
Shariif-Xasan

(War Cusub);-Madaxweyne Shariif Xasan oo Dalab aan laga Fileyn u diray Farmaajo iyo Shacabka Baydhaba oo…

April 23, 2017
Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dalab lama filaan ah u diray madaxweyne Farmaajo oo ku sugan ...
Farah-Mohamed-Shirdon-750x430

(War Hada ah);-Dowlada Mareykanka oo Liiska Argagxisada Ku Dartay Wiil uu Dhalay R/wasaare Hore Ee Soomaaliya..

April 22, 2017
Farah Maxamed Shirdoon oo ah Muwaadin Somali-Canadian ayaa lagu daray Liiska Maraykanka ee Baadi-goobka xubnaha ka tirsan Kooxaha ...
1117

DEG DEG;-Shir Deg Deg ah oo Caawa Ka Socda Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxweyne farmaajo oo La Filayo..

April 22, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la leh Saraakiisha Ciidamada qalabka sida, iyadoo kulankan uu yahay ...
????????????????????????????????????

DEG DEG;-Kooxada Shabaab oo Caawa Weerar Culus ku Qaadey Goroonka Diyaaradaha Magaalada..

April 22, 2017
Wararka inaga soo gaaray Garoonka Bali-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaa ay Al-Shabaab ...
vlcsnap-2017-04-22-09h18m40s226

(Daawo Muuqaal);-Qaabka Naxdinta Leh ee Maanta Loo Toogatay Axmad Maadeey 28 iyo Ciidanka Tooganeyey..

April 22, 2017
Axmad Cabdi Maadeey 28 jir ah Ina Khadiijo Kuusoow ku dhashay Bu,aale ka tirsanaa Saldhiga Boliiska Degmada Afgooye, ...
Qaraxs1.reutersmedia_.net_-620x330

(Warbixin);-Imisa Qof ayaa Bishaan ku Dhintay, Qaraxyadii Dilalkii iyo Weeraradii kale ee ka dhacay Muqdisho (Aqri)

April 22, 2017
Magaaladda Muqdisho ayaa bishan April marti u aheyd qaraxyo iyo weeraro lagu dilay dad isugu jira masuuliyiin dowladeed, ...
4-7-768x512

(Sawirro+Warbixin);-Madaxweyne Axmed Madoobe oo Tagey Jiida Dagaal iyo Dagaal Loogu Baxay Deegaanada Shabaab..

April 22, 2017
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho ku tagay deeganka Cabdalla biroole ee Gobolka Jubada hoose halkaas ...
95726739_039088351-1

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Weerar ka dhacay Magaaladda Paris & Ninkii ka dambeeyay weerarka oo la aqoonsaday

April 21, 2017
Askari katirsan ciidamada Booliska ayaa toogasho lagu dilay labo kalana waa la dhaawacay kadib weerar argagaxiso oo ka ...
askari3

(Daawo Muuqaal);-Waa Maxay Sababta Ninkii Askariga ka dilay Jabuuti uu ugu Biiray Kooxada AlShabaab

April 21, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraana ayaa waxaa ay sheegayaan in Ninkii maalin ka hor degmada Buulo Burde ...
qaraxjilacoow

DEG DEG;-Qarax Xoogan oo Goordhoweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Khasaaraha uu Geystay…

April 21, 2017
War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in uu qarax xoogan ka ...
IMG_A7C008-F9C09E-64B00A-E834C8-A78985-A76BAC

(War Xasaasi ah);-Siyaasiga Faarax Macalin oo si Adag uga hadlay Xaaladda Soomaaliya & Shaqsiyaadka Faro Galinta Ku Haya..

April 21, 2017
Siyaasiga reer Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi Faarax Macalin ayaa beesha caalamka ...