DEG DEG;-Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo mar kale ku Guuleystay Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

ADS336

Guddoomiyaah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Tartanka loogu jiro maanta uu si rasmi ah uga dhacay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Mudane Jawaari oo mar kale ku guuleystay Doorashada Guddoonka sare ee Baarlamaanka ayaa helay codad dhan 142 cod halka Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ku xigayna uu helay Codad gaaraya illaa 97 cod.

Sidaas daraadeed waxaa si rasmi ah loo shaaciyay In Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Afarta sano ee soo socota uu noqon doono Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Warbaahinta Alljubbalandnews.com
Xafiiska Wararka Magaalada Kismaayo
Email : Alljubbalandnews@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Deni-Jabril-640x375 Qaar Ka Mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo looga yeeray Itoobiya (Maxay tahay Sababtu?)
- Jan 14, 2017
Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka ...
rr-3 Faahfaain Dheeraad ah oo ka Soo Baxaya NISA oo Weeraray Guri ku yaala Muqdisho oo lagu arkay..
- Jan 14, 2017
Sida Dad ku sugan Xaafada Soona key ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ay ...
NEWS-15 Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Dil qorsheysan oo goordhow ka dhacay Muqdisho
- Jan 13, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Ajabka shidaalka ...
xidig (Akhriso);-Xildhibaan C/rashiid Xidig oo Shir isugu yeeray Musharaxiinta Beesha Daarood
- Jan 13, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in Shirkaasi Ujeedkiisa uu yahay ka hadalka Doorashada ...
eu-flag-620x330 DEG DEG;-Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Soomaliya
- Jan 13, 2017
Ururka Midowga yurub ayaa soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashadii Guddoonka Golaha shacabka ...