Sunday, December 17th, 2017
.

(Xog Dhab ah);-Ra’iisal Wasaare Cumar oo Ka Welwelsan Shiqool uu u Maleegayo Sanbaloolshe iyo Warar Soo Baxaya..

,
Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Shaki weyn iyo hubanti la’aan ayaa hareysay Isbaheysiga doorashada ee ka dhaxeeya Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid iyo xildhibaan C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

Ilo ku dhowdhow ololaha Cumar C/rashiid ayaa sheegaya inay jirto kalsooni darro ku aadan dhaqdhaqaaqa Xildhibaan Sanbaloolshe oo muddooyinkii dambe noqday mid ka mida taageerayaasha ugu weyn ee Cumar C/rashiid.

Sanbaloolshe oo lagu yaqaan fudeyd siyaasadeed iyo mowqifyo qayaxan ayaa jagada xildhibaannimo ku helay gacan uu siiyay madaxweynaha Hirshabeelle, isagoo markaas kadib iska dhigay xildhibaan mucaarad weyn ku ah soo laabashada Xasan Sheekh.

Shakiga ayaa sii xoogeystay kadib markii madaxweynaha Galmudug ka baxay isbaheysigii Shariif Xasan ee Doorashada, waxaana kooxda Cumar C/rashiid ku soo furmay tuhun ah in Sanbaloolshe oo hore gacansaar weyn ula lahaa madaxweynaha ujeedkiisu yahay inuu kala tuuro qorshaha musharaxnimada madaxweyne ee Cumar C/rashiid, maadaama aanay sahlanyn inuu ka abaal dhaco Xasan Sheekh.

Sanbaloolshe oo Muqdisho ka waday ololaha ra’iisul wasaare Sharmaarke ayaa lagu warramayaa in iminka howsha badankeed laga wareejiyey loona weeciyey dhanka Cabdiraxmaan Ceynte oo isna ka mid ah kooxda ra’iisul wasaaraha.

Waxaa sidoo kale xogta ay sheegeysaa in maalmaha soo socdo laga yaabo in Sanbaloolshe si rasmi ah looga saaro kooxda ra’iisul wasaaraha xilli tuhunka laga qabo uu sii xoogeysanayo.

Warbaahinta Alljubbalandnews.com
Xafiiska Wararka Magaalada Kismaayo
Email : Alljubbalandnews@gmail.com

.



arimaha bulshada

dabcasar-11-150x150

DAAWO MUUQAALKII UGU QOSOLKA BADNAA: Maxaa kala qabsaday Dabcasar iyo Prof. Cali Khalif Galaydh…?

December 16, 2017
KHAYRE

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
musue-daawo-C-150x150

Fadeexad+ Muuqaal;- Muuse Biixi oo jawaab Xun ku Garaacay Cali KHaliif,DHuunta u Galay Puntland DAAWO

December 14, 2017
farmaajo-Shan-habargidir-ah

TOP DHAGAYSO: Xildhbaanada Mucaaradka ku ah MD Farmaajo iyo RW Khayre oo banaanka iskeenay iyo Qorshe Halis ay la damacsan yihiin…

December 13, 2017
DAAWO-MUUQ-4b-150x150

DAAWO: Kaftanka Siyaasadda oo Qosol badan, dhacdo xanuun badan Puntland, la yaabka Xidigaha geeska Hargeisa iyo Guud ahaanba Soomaaliya (MUUQAAL)

December 12, 2017
QUDUS-150x150

DAAWO: Madaxwayne Farmaajo Shirka Turkiga iyo Go’aanka Qudus ee Somaliya (Muuqaal+Warbixin)

December 12, 2017
siraaj

Daawo Muuqaal: Askarigii dilay Wasiir Siraaji iyo Arin Cuusb oo Maanta Ka Soo Baxdey Kiiskii Lagu Dilay Cabaas Siraaji…

December 11, 2017
wariyeyaal

DAAWO: Wariyeyaal Xabsiga la dhigay iyo Madax si kulul uga hadlay…

December 11, 2017
2-b-150x150

Daawo Video;- Madaxwayne Farmaajo oo siwayn loogu soo dhoweeyay Dalka Masar

December 8, 2017
qarax

DEG DEG: Sargaal kudhaawacmay qarax kadhacay agagaarka madaxtooyada Puntland ee magaalada+Faah faahin

December 6, 2017
QARAX-150x150

DAAWO: Sida loo xukumayo cidii lagu helo in ay qarax gaysato dalka Somalia…

December 5, 2017
daawo-dgl-150x150

DEG DEG Dagaalkii Galabta oo Dad Badan ku dhinteen iyo Muuqaalka Daawo

December 2, 2017
Al-shabaab-620x330-100x75

DAG DAG: Al-shabaab Oo Dagaal Xooggan Kula Wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

November 29, 2017
howl-gal-150x150

DEG DEG VIDEO;- Ciidanka Dawlaad Soomaaliya Raggii ay Qabteen iyo Faah faahinta (Muuqaal)

November 28, 2017
qodob

DAG DAG: Maydad Wadada dhexyaala iyo Ciidamada Xasilinta oo Toogasho ka gaystay Magaalada Muqdisho+Sawiro

November 26, 2017
SALDHIG

DAAWO: Ciidamada Puntland oo saldhig wayn ka samaystay duleedka Magaalada ceeri gaabo….

November 25, 2017
somaliland

DAAWO: xagay somaliland katimid+ xagay higsanaysaa waa barmaamuj gaar ah 1991—2017

November 24, 2017
PUNTLAND200X200

DAG DAG DAAWO MUQAALKA: Ciidamada Puntland Iyo galmudug Dagaal Galkacayo Qasaaraha….

November 23, 2017
FARMAAJO

DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo taageeray Farmaajo sheegayna in Qabyaaladi la hadhay Somalia…

November 22, 2017
DOOARASHADA-150x150

DAG DAG: Goorma ayaa lagu dhawaaqayaa Doorashada Somaliland+Wararkii u danbeeyay…

November 20, 2017