(Akhriso);-Shariif Xasan oo Magaalada Muqdisho kala soo Degay Gaadiid aanu Xabadu karin iyo Halka Laga Keentay Gaadiidka..

ADS336

Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada Muqdisho kala soo dagay Gaadiid nooca raaxada ah oo aanu xabadukarin.

Gaadiidkaani oo Seddex ah, ayaa la sheegay in Shariif Xasan uu isticmaali doono mudada lagu gudda jiro doorashada Madaxweynaha.

Shariif Xasan ayaa Gaadiidkaasi kala soo degay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, waxaana la xaqiijiyay in Seddexda gaari ay la socdeen laba Cabdi bille oo nooca dagaalka ah.

Shariif Xasan ayaa doorashada ka hor qorsheynaaya in waxbadan uu ka bedelo amnigiisa, maadaama uu baqdin ka qabo in la hujuumo xiligaasi adag.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda diyaar garowga doorashada madaxweynaha cusub ee uu yeelan doono dalka.

Warbaahinta Alljubbalandnews.com
Xafiiska Wararka Magaalada Kismaayo
Email : Alljubbalandnews@gmail.com


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Deni-Jabril-640x375 Qaar Ka Mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo looga yeeray Itoobiya (Maxay tahay Sababtu?)
- Jan 14, 2017
Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka ...
rr-3 Faahfaain Dheeraad ah oo ka Soo Baxaya NISA oo Weeraray Guri ku yaala Muqdisho oo lagu arkay..
- Jan 14, 2017
Sida Dad ku sugan Xaafada Soona key ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ay ...
NEWS-15 Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Dil qorsheysan oo goordhow ka dhacay Muqdisho
- Jan 13, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Ajabka shidaalka ...
xidig (Akhriso);-Xildhibaan C/rashiid Xidig oo Shir isugu yeeray Musharaxiinta Beesha Daarood
- Jan 13, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in Shirkaasi Ujeedkiisa uu yahay ka hadalka Doorashada ...
eu-flag-620x330 DEG DEG;-Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Soomaliya
- Jan 13, 2017
Ururka Midowga yurub ayaa soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashadii Guddoonka Golaha shacabka ...