Wednesday, February 22nd, 2017
.

Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo ka hadlay Mooshinka laga gudbiyay

,
Published on January 9, 2017 by   ·   No Comments

Iyadoo la hadal haayay Mooshin Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa Madaxweynaha Maamulkaasi waxa uu ka hadlay Mooshinka ay ka gudbiyeen Xildhibaanada Maamulka uu hoggaamiyo.

Waxaana uu shaaca ka qaaday in xilligaan aan loo baahneen Mooshin isagoo ku nuux nuuxsaday in xaalado dhibaato uu wajahayo Maamulka Galmudug , islamarkaana ay dhibaatooyin adag ka jiraan deegaanada Maamulkaasi.

Sidoo kale Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa cadeeyay in Maamulkiisa xilligaan ay ku furan yihiin arrimo Xasaasiya loona baahan yahay in meel looga soo wada jeesto.

Xildhibaanada Galmudug oo Hoolka ay ku shiri jireen loo diiday in ay kulmaan ayaa  goob u gaar ah kulamo ay ku yeesheen ku soo bandhigay Mooshin ka dhan Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.

.

Readers Comments (0)



arimaha bulshada

Madaxwayne-Farmaajo

(Daawo Muuqaal);-Madaxweyne Farmaajo oo Noqdey Madaxweynaha Afrika Loogu Jeclyahay Ee Haysta Taageerada iyo Hogaamiyaal..

February 20, 2017
Madaxwaynaha dhawaan la doortay ee soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmajo ayaa qiimayn ay samaysay Tv-ga Aljazeera waxay ku ...
2016717636043514775456962Jawari012

(War Hada ah);-Gudoomiye Jawaari iyo Bashiir Goobe oo Qoorta Iskula Jira iyo Xaalada Maxaabiista Sharci Darada Ku Xiran…

February 20, 2017
Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa kaga qeyb galay Munaasabad Munaasabad lagu xusayey Maalinta Ciidanka ...
Axmed-Madoobe-4

(Faahfaahin Dheeraad ah);-Madaxweyne Axmed Madoobe oo Caawa Muqdisho Ka Sheegay War Dareen Galiyey Xubno Doonayey in ay Helaan…

February 20, 2017
Wafdi uu horkacayey madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxay maanta soo gaareen Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Soomaaliya. Waxa ...
Untitled-29

(Daawo Muuqaal);-Ciidanka Mareykanka ah oo Qaab Naxdin badan Weerar ugu Dilay Saraakiil iyo Madax Shabaab Ka Tirsan..

February 20, 2017
Waxaa socda dadaalo ay hey’adaha dhinaca amaanka ee dalalka Geeska Africa ku ugaarsanayaan kooxaha argagixsiada ee falalka dilka ...
farmaajo-1

(Warbixin Xasaasi ah);-Maxaadan ogeyn oo Maanta Kala Qabsadey Madaxweyne Farmaajo iyo Odayaasha Hawiye iyo Damaca Xilka..

February 20, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa quus ku riday beelaha ku tartamaya xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Kulamo uu la ...
Shariif-

(War Cusub);-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Wada Qorashe Halis ku ah Farmaajo…

February 20, 2017
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kamid ah siyaasiyiinta talooyinka badan la dhinac taagan madaxweyne ...
ahmed-abubakar

(Daawo Muuqaal);-Ceebta Dhacday Somaliland oo Xabisga Dhigtay Mulkiilihii Universal Tv Axmed Abuubakar iyo Sabab Yaab leh oo Loo Haysto ..

February 19, 2017
Milkiilaha Taleefishinka Afka Soomaaliga Universal Inj Axmed Abuubakar ayaa lagu xidhey magaalada Hargeysa, iyadoo ciidamada amaanka ay  xabsiga ...
Fiqi

(Xog Rasmi ah):-Masuuliyiinta Udhow in loo Magacaabo Ra’isulwasaare kadhigo Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay…

February 19, 2017
Iyadoo uu socdo olole loogu jiro xilka ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya musharaxiin sheegtay in xilkaasi ...
Jaziira4

DEG DEG;-Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Booqdey Dadkii Dhaawac ahaa Ee Ku Jira Isbitaalada Magaalada…

February 19, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa caawa booqday Isbitaal Madiina oo ay ku jiraan dadkii ...
Barlamaanka-Galmudug

(Daawo Muuqaal);-Xildhibaanada Galmudug oo Caawa Shaaciyey Xiliga ay Dooranayaan Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug..

February 19, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka maamul Goboleedka Galmudug ee Dhowaan Xilka ka qaaday Madaxwayne C.kariim Guuleed ayaa sheegay inay mar kale ...
faal4

(Sawirro+Warbixin);-Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle oo Magacaabey Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha..

February 19, 2017
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa si rasmi ah ugu magacaabay guddoomiyaha maamulka gobolka Sh/dhexe Mudane ...
dil-1

DEG DEG;-Sargaal Caan ah oo Ka Tirsan Nabad Sugida oo Caawa Kooxo Hubeysan Ku Toogteen Magaalada Muqdisho…

February 19, 2017
Sargaal katirsan nabad sugida qaranka ayaa goor dhow lagu dilay Xaafada Dabakaayo Cagaar Ee Degmada Dharkiinleey ee magaalada muqdisho. Dableydaan ...
????????????????????????????????????

Wararkii ugu Dambeeyey Magaalada Garoowe iyo Afhayeenka Puntland oo Weerar Afka ku Qaadey Siyaasinyiin..

February 17, 2017
Afhayeenka xukuumadda Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel), ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedayn ay xukuumadda u jeediyeen siyaasiyiin ...
top-news

(Xog Rasmi ah);-Maxaad kala Socotaa Shaqsiga uu Farmaajo La Doonayo Ra’iisal Wasaaraha Cusub iyo Magaciisa Qabiilkiisa Wax ka Ogow..

February 17, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo laga dhawrayo in uu soo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, ayaa ...
Untitled-52

(Subxaanalaah Daawo);-Dhacdo Naxdin iyo Murugo leh Orgi ku Cunay Magaalada Burco IYO Hooyadii Dhasahy oo Wareysi…

February 17, 2017
Magaalada Burco ayaa waxaa ka dhacay arin layaableh taasi oo dadka deegaanku aad ula fajaceen kadib markii orgi ...
Screenshot_1-3

DEG DEG;-Dowlada Itoobiya oo Cadeysay in Farmaajo uu Caqabad ku Noqdey Danahood Soomaaliya iyo Gabre oo Guud ahaanba…

February 17, 2017
Xildhibaanadda Soomaaliya ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay Maxamed C/Lahi Farmaajo inuu noqdo maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya maamuli ...
MUQ

(Daawo Muuqaal);-Fadeexada iyo Ceebta Caawa Ka Raacdey Donald Trump Ka Dib Markuu Maga Caabey Masuul…

February 17, 2017
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ayaa Arin aanu Filaynin kala kulmay mas’uul uu dhawaan u magacaabay kaaliyihiisa ...
Farmaajo-696x464-1-696x464-620x330

(War Xasaasi ah);-Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Cadeeyey Mowqifkiisa Amisom iyo Warar Dheeraad ah oo La Xariira..

February 17, 2017
Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay mowqifkiisa ku saabsan ciidamada AMISOM ee ka ...
al-shabaab-390x264-310x209

(War Cusub);-Alshabaab oo Caawa Si aan Horey Looga Baran uga Hadashay Xilka Lagu Wareejey Farmaajo

February 17, 2017
Kooxda Alshabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadashay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo mowqifkiisa ku ...
1101

(Daawo Muuqaal);-Qaabka ay Caawa XAsan Sheekh iyo Qoyskiisa uga Guureen Madaxtooyada iyo Farmaajo oo Sameeyey Arin..

February 16, 2017
Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa madaxwaynihii hore ayaa hadda ka guuray xarunta madaxtooyada ee Villa soomaaliya isagoo ay ...