Hogaamiyaha Maamulka Ahlu Sunna oo Xilka ka qaaday Ku Xigeenkiisa iyo Sababata Wax ka Ogow..

ADS336

Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlu Sunna, Sheekh Maxamed Shaakir uu xilkii ka qaaday Ku Xigeenkiisa, Sheekh Saadaq Sheekh Yuusuf.

Wararka ayaa intaa ku diraya in Sheekh Saadaq loo Magacaabi rabo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Ahlu Sunna.

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sida la sheegayo waxaa ka taagan xiisado siyaasadeed oo salka ku haya xil ka qaadista lagu sameeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaasi.

Xiisadan ayaa timid kadib markii shaqsiyaad ka tirsan Maamulkaasi aysan ku qancin talaabada Madaxweyne Sheekh Maxamed Shaakir uu xilka uga qaaday Ku Xigeenkiisa.

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Deni-Jabril-640x375 Qaar Ka Mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo looga yeeray Itoobiya (Maxay tahay Sababtu?)
- Jan 14, 2017
Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka ...
rr-3 Faahfaain Dheeraad ah oo ka Soo Baxaya NISA oo Weeraray Guri ku yaala Muqdisho oo lagu arkay..
- Jan 14, 2017
Sida Dad ku sugan Xaafada Soona key ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ay ...
NEWS-15 Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Dil qorsheysan oo goordhow ka dhacay Muqdisho
- Jan 13, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Ajabka shidaalka ...
xidig (Akhriso);-Xildhibaan C/rashiid Xidig oo Shir isugu yeeray Musharaxiinta Beesha Daarood
- Jan 13, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in Shirkaasi Ujeedkiisa uu yahay ka hadalka Doorashada ...
eu-flag-620x330 DEG DEG;-Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Soomaliya
- Jan 13, 2017
Ururka Midowga yurub ayaa soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashadii Guddoonka Golaha shacabka ...