Guddoomye Al-Shabaab ka tirsanaa oo Dowlada isku so dhiibay {Magaciisa}

ADS336

Faah faahin ayaa ka soo baxeysa Warar sheegaya in Gudoomiyihii Al Shabaab ugu Magacaawnaa Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo uu isku dhiibay Ciidamada Dowlada ee Kusugan Magaalada Garbahaareey.

Sargaalkii  Shabaab ugu Magacaawnaa Garbahaareey ayaa Waxaa lagu Magacaawaa Maxamed Cabdullaahi Kaas oo Magaalada Ay ku soo dhaweeyeen Saraakiil Ciidan iyo Maamulka Magaalada .

Saraakiisha Ciidamada Dowlada Ee Sargaalkan Shabaab ka tirsanaa  gacantooda isku soo dhiibay ayaa waxaa ay ku wareejiyeen Maamulka Dowlada Ee Magaalada Garbahaareey.

Majiro wax war ah oo ilaa iminka ka soo baxay Al Shabaab oo ku aadan in Guddoomiyihii Ugu Magacawnaa Garbahaareey uu ka soo goostay dhan kooda iyo inkale hase ahaatee dhawaan ayeey aheyd markii Madxii sakawaadka shabaab uu isku dhiibay Ciidamada Jubbaland,


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Deni-Jabril-640x375 Qaar Ka Mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo looga yeeray Itoobiya (Maxay tahay Sababtu?)
- Jan 14, 2017
Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka ...
rr-3 Faahfaain Dheeraad ah oo ka Soo Baxaya NISA oo Weeraray Guri ku yaala Muqdisho oo lagu arkay..
- Jan 14, 2017
Sida Dad ku sugan Xaafada Soona key ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ay ...
NEWS-15 Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Dil qorsheysan oo goordhow ka dhacay Muqdisho
- Jan 13, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Ajabka shidaalka ...
xidig (Akhriso);-Xildhibaan C/rashiid Xidig oo Shir isugu yeeray Musharaxiinta Beesha Daarood
- Jan 13, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in Shirkaasi Ujeedkiisa uu yahay ka hadalka Doorashada ...
eu-flag-620x330 DEG DEG;-Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Soomaliya
- Jan 13, 2017
Ururka Midowga yurub ayaa soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashadii Guddoonka Golaha shacabka ...