(Daawo Muuqaalka): Cabdilaahi Cosoble Siyaad “Soomaliya Xor maaha” Kana waramay Xaalad halis badan oo lagu jiro (Daawo)

ADS336

Cabdulahi Cosoble Siyaad ayaa wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan Xiligan ahayn Dal Xor ah, Wuxuuna sheegay in dalka ay Ilaaliyaan dad Ajaanib ah, Oo hadii ay Soomaalidu isqabato Laba Qof Ajanabi dhamaynayo.

Wuxuu sheegay inay shacabka Karaamadiisu Lumayso marka ay dulinimo Timaado, WUxuuna sheegayga in dadku Marka ay gaadhaan Heer ay Rajo dhigaan oo ay dhahaan masoo Socoto Dawlad Soomaaliyeed, aysan jirin wax danbe oo Hadhay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka;-

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




Deni-Jabril-640x375 Qaar Ka Mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo looga yeeray Itoobiya (Maxay tahay Sababtu?)
- Jan 14, 2017
Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka ...
rr-3 Faahfaain Dheeraad ah oo ka Soo Baxaya NISA oo Weeraray Guri ku yaala Muqdisho oo lagu arkay..
- Jan 14, 2017
Sida Dad ku sugan Xaafada Soona key ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ay ...
NEWS-15 Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Dil qorsheysan oo goordhow ka dhacay Muqdisho
- Jan 13, 2017
Wararka inaga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka Ajabka shidaalka ...
xidig (Akhriso);-Xildhibaan C/rashiid Xidig oo Shir isugu yeeray Musharaxiinta Beesha Daarood
- Jan 13, 2017
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, ayaa sheegay in Shirkaasi Ujeedkiisa uu yahay ka hadalka Doorashada ...
eu-flag-620x330 DEG DEG;-Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Guddoonka Golaha shacabka Soomaliya
- Jan 13, 2017
Ururka Midowga yurub ayaa soo dhaweeyay sida ay u dhacday doorashadii Guddoonka Golaha shacabka ...